Mashruuca Jidkaaga: kooxaha xeliga guga 2021
- 10.3.–30.6.2021
.png)
Halkan waxaa ku yaala liiska kooxaha xeliga Guga 2021. Waad ogaan kartaan markii koox la abaabulo, cidda martigelisa kooxda iyo kan iskaashiga nala samenaya.
Kuu soo dhawaaw bogga aan ku leenahay facebookga, si aad waxbadan uga ogaatid, ugana heshid kooxda aad ka mid noqankartid. Halkaasna waxaad ka heli kartaa macluumaadka ku saabsan halka lagu qabanayo kooxda. (tusaale: barnaamijka Zoom)
Haddii aad wax su’aal ah ka qabtid kooxyadan, ama aad rabtid inaad nagala qeybgashid shaqada abaabulka kooxahan. Waxaad la xiriiri kartaa Arim lee, o ah iskuduwaha mashruucaan.
+358 (0)50 543 5456
arim.lee@moniheli.fi
Macluumaad dheeraad oo ku saabsan mashruucaan waxaad ka heli karataan halkan.
.png)